Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa si kulul uga hadlay wararka sheegayay inuu taageeray maamulka dhowaan la dhisay ee Hirshabeelle.
“Anigoo diyaarad saaran ayaa la yiri Xasan Ugaas diyaarad helikobtar ayuu saaran yahay Jowhar ayuu u socdaa…, Jowhar uma socdo, mana tegayo, mana tegi doono…” ayuu yiri Ugaas Xasan.
Ad
Goobjooge.com
Warar Xul ah