Saturday, July 5, 2025

Doorashadii ugu adkeyd ee Gaalkacyo: Wareegga labaad iyo Ubax Tahliil oo lagu dhegan yahay

Waxaa goor dhoweyd magaalada Gaalkacyo kusoo gabgaboobay Wareegii koowaad doorasho si adag loogu tartamay oo dhex martay afar musharax oo haween ah kursiga HOP060.

Doorashada kursiga HOP060 oo la furay ayaa keentay inuu xiiso gaara yeesho oo tartan adag ka dhaco, waxayna natiijadii wareegga koowaad noqotay sida soo socota; :

1- Ubax Tahliil Warsame : Waxay heshay 44 cod.

2- Hodan Cabdullaahi Shire: Waxay heshay 17 cod.

3- Qaali Cali Shire: Waxay heshay 32 cod

4- Ayaan Xuseen Xasan (Wacan): waxay heshay 8 cod.

Wareegga labaad waxaa u gudbay Ubax Tahliil Warsame iyo Qaali Cali Shire oo wareegga labaad ku kala bixi doono 50+1., iyadoo doorashadu ay tahay mid adag.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON