Sunday, July 13, 2025

Doorasho Xildhibaan Dib ugu soo laabtay Golaha Shacabka oo ka dhacday Dhuusamareeb

Waxaa magaalada Dhuusmareeb goor dhoweyd kusoo gabagabowday doorashada kursigii labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad oo maanta ka dhacday halkaasi.

Kursiga tirsigiisu yahay HOP#043 ayaa waxaa u sharaxnaa: musharax Xuseen Qaasim Yuusuf. (Xuseen Iidow) iyo Maxamed Xersi Faarax.

Natiijada doorashada ayaa sidii la filayey noqotay inuu kusoo baxay oo mar kale kursigaasi loo doorto Xildhibaan Xuseen Iidow oo saaxiib dhow la ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqroor.

Xuseen Qaasim ayaa codadkii la dhiibtay ka helay 81 cod, halka Maxamed Xersi uu hely 11 cod, waxaan sidaasi loogu dhawaaqay inuu kusoo baxay Xildhibaan Xuseen Qaasim.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON