Wednesday, April 17, 2024

Dowlada Somalia oo Ciidamadii ugu badnaa ku daabushay Dhuusamareeb & Ahlu suna oo abaabul ciidan ku jirta

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu badnaa isugu geysay magaalada Dhuusamareeb, waxaana saaka mar kale diyaarado ay ka dejiyaan ciidamo cusub oo ah kuwa sida gaarka ah u tababaram ee Booliska loo yaqaan Harmacad.

Wararka sheegaya in ciidmaada maanta la geeyay magaalada Dhuusamareeb oo laba diyaaradood ay ka qaadeen Muqdisho ay gaarayaan 100 askari xili la hadal hayo inuu magaaladaasi ku sii jeedo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Ciidamada dowladda Soomaliya ku daabushay magaalada Dhuusamareeb ayaa hadda ku dhow 1000 askari oo isugu jira, NISA, Harmacad, Danab iyo ciidamo kale oo hore ugu sugnaa Galmudug, waxaana arrintan ay imaaneysaa iyadoo Ahlu suna ay ka horjeedo qorshaha dowladda ee maamul u sameynta Galmudug.

Ad

Dhinaca kale mas’uuliyiinta Ahlu suna ayaa ciidamo hubeysan oo taabacsan shalay kula hadlay magaalada DHuusamareeb duleedkeeda, waxayna ka horjeedaan qorshaha dowladda Soomaaliya ee dhismaha maamulka Galmudug.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON