Monday, June 23, 2025

Dowlada Somalia oo magacawday Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug [Akhriso Magacyada]

Xukuumadda Soomaaliya ayaa magacawday Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Dowlad Gobaleedka Galmudug, oo ka kooban 13 xubnood oo ka kala socda beelaha Galmudug oo dhan.

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in inay guddiga iska dhex dooran doonaan guddoon Cusub, iyadoo go’aamadooda ku gaari doona wadar ogol, Waxaana la shaqeyn doona xogheyn ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradad Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ahna kusimaha Wasiirka Isaaq Maxamed Maxamuud oo Warbaahinta dowladda ka akhriyey wareegtada lagu magacaabay xubnaha guddiga oo kala ah:

Ad

1- Maxamed Cumar Warsame Afrax

2- C/qaadir Nuur Carraale

3- Axmed Maxamed Caafi

- Advertisement -

4- Cumar Maxamuud Cabdi

5- C/risaaq Kaahiye Yuusuf

6- Xuseen Cabdulle Xasan

7- Maxamed Daahir Afrax

- Advertisement -

8- C/naasir Geelle Cilmi

9- Xaliimo Cabdi Cali

10- Mahad Maxamuud Cali

11- C/risaaq Aadan Warsame

12- Abshir C/raxmaan Maxamed

13- C/rashiid Cali Salaad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON