Dowladaha dunida qaarkood ayaa war-saxaafadeedyo ka soo saaray Qaraxyadii Muqdisho iyo weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hoteelo ku yaalla wadadda Maka Almukarama, waxaana ugu hareysay dowladda Qatar oo saaka aroortii soo saartay war-saxaafadeed.
Waxaa kaloo war-saxaafadeed iyo tacsi soo dirtay dowladda Kenya oo si gaara ugu tacsiyadeysay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaa sidoo kale ka hadlay Turkiga iyo Jabuuti oo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed.
Waxaa kaloo qaraxyada iyo weerarka Muqdisho cambaareeyay dalalka Sacuudiga, Baxreyn, Sudan oo madaxweynaheeda uu lasoo xiiiray dhiggiisa Somalai, Jaamacadda Carabta, ururweynaha Islaamka, AMISOM, UN-ka iyo dowlado kale.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDYADA
QATAR
Doha / Information Office / February 28 The State of Qatar strongly condemned the explosion of a car bomb in the center of Somalia’s capital Mogadishu, which led to a number of deaths and injuries. The Ministry of Foreign Affairs renewed, in a statement today, the State of Qatar’s firm stance on rejecting violence and terrorism regardless of the motives and causes. The statement expressed the condolences of the State of Qatar to the families of the victims, the government and people of Somalia, wishing the injured a speedy recovery.
Ministry of Foreign Affairs
Turkey
March 2019, Press Release Regarding the Terrorist Attack in Mogadishu on 28 February 2019
We are saddened by the terrorist attack perpetrated in Mogadishu, which resulted in loss of many lives and left others wounded.
We strongly condemn this terror attack and wish Allah’s mercy upon those who lost their lives, a speedy recovery to the wounded and convey our condolences to the friendly and brotherly Government and people of Somalia.
Republic of Turkey Ministry of Foreign Affairs
DJIBOUTI
DJIBOUTI:
J’exprime, en mon nom et celui du peuple Djiboutien, mes sincères condoléances, compassion et solidarité avec le Peuple frère Somalien victime d’une nouvelle attaque terroriste aujourd’hui. .
Ismail Omar Gelleh Djibouti president
KENYA
