Sunday, July 13, 2025

Dowladda Somalia oo War Cad kasoo saartay Doorashada Jubbaland [Akhriso 5 Shardi oo loo dhigay..]

Dowladda Somalia ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Doorashada maamulka Jubbaland ee la filayo inay dhowaan dhacdo.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaga iyo Federaalka ayaa doorashada Maamulka Jubbaland lagu dalbaday in loo maro shan qodob oo ku saabsan qaabka xulista xildhibaannada, Guddiga doorashada iyo halka ay ka dhaceyso doorashada.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

HOOS KA AKHRISO JAWAABKA MAAMULKA JUBBALAND

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON