Tuesday, October 20, 2020
More

    Dowladda Soomaaliya oo Ciidamada Gorgor Diyaarado ku geystay degmooyinka Xuduudka Somaliya iyo Kenya

    Dowladda Soomaaliya ayaa cusub oo hor leh diyaarado ku daabushay, kana dejisay degmooyinka xuduudka ee Gobolka Gedo.

    Cutubyo ka tirsan Guutada 17-aad ee ciidamada Kumaandooska Gorgor ayaa maanta loo duuliyey Degmada Doollow ee Gobolka Gedo, iyagoo ku wajahan degmooyinka xuduudka ee Beledxaawo & Ceelwaaq. Waxaa kaloo halkaasi gaaraya saanad ciidan oo laga qaadayo magaalada Muqdsho.

    Ad

    Garoonka Diyaaradaha diyaaradaha degmada doolow waxaa Ciidamadan kusoo dhaweeyay qaar ka mid ah  Saraakiisha Ciidamada Gorgor iyo Taliyaha Ciidamada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Qaranka ee  Degmada Doolow Cabdulaahi Cumar Cilmi & Xubno kale.

    Dhaqdhaqaaq milateri ayaa laga dareemayaa degmooyinka Gobolka Gedo ee ku yaalla xuduudka Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo aan la ogeyn tallaabada ay damacsan tahay dowladda Soomaaliya.

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    148,683FansLike
    2,047FollowersFollow
    5,645FollowersFollow
    148,683FansLike
    2,047FollowersFollow
    5,645FollowersFollow

    TOP NEWS

    Imaam Max’ed Yusuf oo Digniin culus u diray Cali Mahdi. “Reer Imaam ha isku dirin, haddii kale adigoo sidaan..”

    Imaamka Beelaha Muddulood ee xilka sii haya Imaam Maxamed Yuusuf ayaa digniin culus u diray siyaasiga Cali Mahdi Maxamed oo Muqdisho ka...

    Maxaa Koonfur Galbeed looga reebay Qoraalka Ra’iisal wasaare Rooble u kala diray Maamul Goboleedyada..?

    Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa laga reebay qoraal uu Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya u kala diray maamul Goboleedyada Dalka.

    Imaam ay Beesha Abgaal isku khilaafsan tahay oo lagu duubay Hotel ku yaalla Muqdisho (Warbixin xasaasi ah)

    Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad lagu caleemo saarayo Imaam cusub oo Beesha Abgaal yeelato, kadib khilaaf in muddo ah ka taagnaa...

    Xasan Sheekh: “Diyaar ayaan u nahay Doorashada, Afartii sano wax kaleba kama shaqeyneynin…”

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka jawaabay su'aal ku saabsan diyaargarowga Doorashada ee mucaaradka oo muddooyinkan danbe la hadal...

    Ciladihii Xil wareejin la’aanta Kheyre oo kusoo baxay Ra’iisal Wasaare Rooble (Dhagax-dhig yaab leh..!)

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ee aan weli soo Golihiisa Wasiirada ayaa maanta 15-ka Oktoobar 2020 la shaaciyey inuu dhagax...

    Laba ka mida Guddoomiyeyaashii hore ee Gobolka Hiiran oo ku biiray Doorashada Hirshabeelle ee Jowhar

    Iyadoo magaalada Jowhar uu ka socdo ololaha doorashada Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa waxaa maanta magaaladaasi gaaray mas'uuliyiin iyo siyaasiyiin kala duwan.

    Saraakiil iyo Ciidamo lagu laayey Weerar Alshabaab ku qaaday saldhig ku yaalla Sh/Hoose (Faahfaahin)

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Weerar Alshabaab ku qaadeen Saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka degaanka Buulallow ee degmada Afgooye,...

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!