Sunday, July 6, 2025

Dowladda Soomaaliya oo Laashay Heshiiskii Wasaaradda Gaashaandhigga la gashay shirkadda SKA [Akhriso Qoraal]

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay Caawa ku shaacisay in la laalay Heshiis ay Wasaaradda Gaashaandhigga la gashay Shirkadda SKA ee fadhigeedu yahay dalka Imaaraadka Carabta. 

Qoraal uu soo saaray Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Iidan Yoonis ayaa lagu sheegay in heshiiska saxaafadda laga sheegay in lala galay shirkadda SKA uu yahay sharci darro oo lagu laalay baaritaan lagu bilaabay, lana hor keeni doono faahfaahintiisa shirka ugu horeeya Golaha Wasiirada.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON