Monday, June 23, 2025

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay iska hor imaadyadii ka dhacay Muqdisho [Dhageyso]

Dowladda Soomaaliya war ka soo saartay iska hor imaadyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dilay sarkaal sare iyo ciidamo ka tisan kuwa ammaanka.

Wasiirka Gaashaandhgga C/rashiid c/laahi Maxamed  iyo agaasimaha NISA ayaa shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen ka sheegay in waxa dhacay ay ahaayeen shil, isla markaana guddi loo saari doono soo baara.

Wasiirka Wasaaradda Gaadhaanshigga Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa sheegay in falkaan dhacay dowladdu ay ka xuntahay sidoo kalana aysan saamayn ku yeelanaynin wada shaqaynta ka dhaxaysa ciidanka Qaranka.

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa isna sheegay isku dhacaasi inuu ahaa mid shil kama’ ah ku dhacay, isla markaana ay ka xuntahay dowladda Soomaaliya.

DHAGEYSO TALIYE SANBALOOLSHE

DHAGEYSO WASIIRKA 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON