Monday, June 23, 2025

Duufaan wada Roob iyo Dabeylo oo ku soo fool leh Waqooyiga Soomaaliya, Jabuuti iyo Yeman

Xeebaha Waqooyiga Soomaaliya ee ku teedsan Badda Cas ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhufato Duuafaan wadata dabeylo iyo roobab, sida ay sheegeso Saadaasha cimilada ee Geeska Afrika.

Barta Reliefweb ee qaabilsan Samafalk ayaa qortay in Khamiista ay maanta xeebaha Galbeed ee Yemen iyo Waqooyiga Soomaaliya ku soo fool leh duufaan xoog badan oo dhalin doonta roobab xoog badan oo keeni kara dhimashada dadka, xoolaha, burburka dalagyada, dhismayaasha iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Sida warbixinta lagu sheegay roob gaaraya 50-100mm ayaa ka di’i kara xeebaha woqooyi ee Somalia, iyada oo marka uu meesha u sareysa gaarana uu noqon karo ilaa 250mm, xilli deegaanadani ay caadi ahaan helaan roob aan badneyn.

Ad

Warbixinta ayaa lagu sheegay in khasaaraha dalka Djibouti arrintan ka soo gaari karaa aanu buurneyn. Hase yeeshee, dalka Yemen loo badinayo in toddobaadyada soo socda ay roobabkani kor u qaadaan xaaladihii cudurka cholera-ha.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON