Thursday, June 26, 2025

Faahfaahin ku saabsan weerarkii xalay lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Muqdisho

Faahafahain dheeraad ah ayaa laga helay weerar xalay  lagu qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

Weerarka ayaa ku bilowday bambooyinka gacanta laga tuuro iyadoo kadibna rasaas culus ay is weydaarsadeen ilaalada xarunta iyo kooxda weerarka ku qaaday, iyadoo rasaasta ay daqiiqado socotay, waxaana weerarku ka dhacay jihooyin kala duwan oo rasaas iyo qaraxyo laga maqlay.

Ciidamada milateriga ee ku sugnaa xarunta ayaa dib u waabiyey kooxdii weerarka soo qaaday, waxaana la sheegay inay baxsadeen kadib markii ay rasaas daqiiqado socotay ay labada dhinac dhex martay.

Ma jiro wax war ah oo kas oo baxay saraakiisha Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo kooxda Alshabaab oo ku saabsan weerarka lagu qaadaya xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON