Tuesday, September 16, 2025

“Farriin ayaan helnay Musharixiinta waxay qatar ugu jiraan in la ugaarsado..” [ Dhageyso Musharax Culusow]

Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynah ayaa qeylo dhaan ka soo saaray warar ay heleen oo ku saabsan in ammaankooda halis ku jiro oo la ugaarsan doono.

Musharax Maxamed Maxamuud Culusow oo kamida musharaxiin ku shiray magaalada Muqdisho ayaa u sheegay inay loo baahan yahay in la damaanad qaado ammaanka musharixiinta iyo goobta doorashada.

Wuxuu sheegay inay heleen warar qatar lagu gelinayo musharixiinta iyo in magaalada la xiri doono muddo afar maalmood ah.

DHAGEYSO MUSHARAXA

Mushariixinta xilka madaxweynaha ayaa sii xoojiyay ololahooda qeylo dhaanta ah iyadoo ay cabsi weyn ka soo wajahday in dib loo dooran karo Xasan Sheekh Maxamuud.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON