Thursday, July 31, 2025

Galmudug oo ku dhawaaqday inaysan Berri Soon ahayn & Somaliya inteeda kale oo laga Soomayo

Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.

Wasaaradda aya asheegtay in meelaha dadka ka arkeen Caawa Bisha Ramadaan ay ka mid yihiin Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Magaalada Jowhar ee Shabeelaha Dhexe iyo meelo kale ayna sugnaatay bilsha bisha Ramadaan.

HOOS KA DAAWO

Guud ahaan degaanada Soomaalida ayaa laga soomayaa berri, iyadoo maamuladaa kala duwan ay ku dhawaaqeen in bishii Ramadaan ay bilaabaneyso Isniinta 6-da May 2019.

Dhinaca kale magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa Culimada Ahlu suna ay ku dhawaqeen inaan la arkin bishii Ramadaan Caawa, sidaas darteedna Berri oo Isniin la buuxinayo Bishii Shacbaan wax Soon ahna aanu jirin, iyagoo ku baaqay in Soonku bilaabanayo Talaadada.

Image may contain: text

Ahlu-sunada ku biirtay Galmudug ayay caado u ahaan jirtay inay maalin ka dib dhacaan soonka iyo ciida, waxayna keligood soomi jireen maalin gaara.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON