Tuesday, July 15, 2025

Galmudug oo shaacisay 11 Kursi oo lagu dooranayo Gaalkacyo (Kursi Culus oo ka mida)

Galmudug ayaa ku dhawaaqday doorashada 11 kursi oo ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee ka dhaceysa magaalada Gaalkacyo oo ah degaan doorashada labaad ee Galmudug.

11-ka Kursi ee la shaaciyay waxaa ka mida HOP069 oo Baarlamaankii 10-aad uu ku fadhiyey Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Odawaa, waana kursiga la filayo in inay ku loolamaanhayo oo tartankiisa C/raxmaan Odawaa iyo Wasiirka Ku-xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Al-Cadaala.

Odowaa ayaa ka mida xisbiga madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh, halka Wasiir Al-Cadaalla uu gacanyare u yahay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaasriinta Maxamed Xuseen Rooble.

Kuraastii taallay magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta la soo gabagabeeyay, iyadoo Galmudug uu noqonayo maamul goboleedkii afraad ee shaaciya magaalada degaan Doorashada labaad.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON