Tuesday, June 24, 2025

Ganacsatada Muqdisho: “Hadalkii Guddoomiye Yariisow waxaan u qaadaneynaa inuu kasoo horjeedo…” [DHAGEYSO JAWAAB]

Ganacsatada Muqdisho ee heshiiska kula jira maamulka Gobolka Banaadir oo uu saameynta ku yeeshay Go’aankii Maamulka G/Banadir ee ahaa in la banneeyo Jardiinooyinka iyo beeraha dowladda Hoose ayaa maanta jawaab u diray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Ganacstadan oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa sheegay inay sharci ku dhisteen dhulalka dowladda Hoose iyo heshiis ay la galeen maamulladii ka horeeyay maamulka C/raxmaan Yariisow ee xilligan, waxayna sheegeen inay hanti badan geliyeen, welina laga qaado lacag.

Xasan Axmed Maxamuud Xiirane oo akhriyay war-saxaafadeed kasoo baxay ayaa weydiiyay guddoomiyaha G/Banaadir iyo Dhisme malaayiin doolar gashay lagu qaadi karo 30 maalmood gudahood.

HOOS KA DHAGEYSO SHIRKA JARAA’ID

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON