Wednesday, July 2, 2025

Garaad Cali Axmed: “Axmed Madoobe waxba gacanta uguma jiraan, Addis ayaa nagala maamulayaa.., Jen. Gabre ayaa howsha wata”

Garaad Guud ee Beesha Warsengali Daarood Garaad Cali Axmed Maxamed oo ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda maamulka Jubba iyo dadaalka socda ee la doonayo in lagu dhiso baarlamaanka maamulka Jubba. Wuxuu si faahfaahsan oo qayaxan uga hadlay Garaadka sida xaalku yahay, wuxuuna kashifay xaaladda dhabta ah ee ka jirta degaankaasi.

wareysiwareseangali

[ad name=”HTML-2″]

Garaad Cali ka sokow xaqa ka maqan jufadiisa ee uu u doodayo haddana wuxuu shaaciyay in waxa meesha ka socda oo dhami uu gacanta ku hayo Nin itoobiyaan ah oo lagu magacaabo Gen. Gabre oo isagu ah qofka dhisaya baarlamaanka taladu ka go’do. Axmed Madoobe ayuu sheegay inaysan waxba gacanta ugu jirin. Wuxuu kaloo sheegay in maamulka Axmed Madoobe uu doonayo inuu xilka kororsado isagoo waxba qaban labadii sano ee uu meesha joogo.

Wareysiga Garaadka ka daawo oo ka dhageyso halkan hoose

[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=lEQhRpUt7t4″]

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-5″]

[ad name=”HTML-4″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON