Thursday, June 26, 2025

Garyaqaanka Dowladda oo Difaacay Go’aankii Guddiga FEIT ee Kursiga Fahad Yaasiin

Akhriso: Jawaab Sharciyeed Culus oo Garyaqaanka Dowladda u diray Maxkamadda Sare, kuna jebiyey Dacwadii Fahad Yaasiin

Garyaqaanka Guud ee dawladda Soomaaliya Dr. Cismaan Cilmi ayaa jawaab celin sharciyeed oo culus u diray Maxkamadda Sare oo qabtay Dacwad uu qortay Fahad Yaasiin oo laga xayiray kursi Baarlamaan oo uu kusoo baxay.

Jawaabta oo ka koobneyd 5 bog ayaa ku saabsaneyd Sharcinimda Go’aankii ay Guddiga FEIT ku laaleen Kursigii HOP086, ee uu kusoo guuleystay Fahad Yaasiin, Heshiisyada Doorashada Dadban iyo Kaalinta Maxkamada Sare.

Garyaqaanka Dowladda ayaa kula taliyey Maxkamadda Sare aqbasho go’aankii guddiga FEIT ee laalista kursiga HOP086, iyo inay iska diido Cabashada ka timid Dacwoode Fahad Axmed Daahir, maadaama aysan jirin go’aan kama dambeys ah oo soo baxay.

Garyaqanka ayaa sidoo kale Maxkamadda ka codsaday inay dhaqaalaha ama Kharashka Gal-dacwadeedkan dusha u saarto Dacwoodaha Fahad Yaasiin.

Dacwaddan waxaa Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda ku metalaya: Dr. Axmed Faarax Axmed, Dr. Muuse Axmed Ciise iyo Dr. Xuseen Xasan Cabdullaahi.

Hoos ka Akhriso Jawaabta

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON