Saturday, August 13, 2022

Golaha Wasiirada cusub iyo Barnaamijka Xukuumadda Xamsa oo Berri cod loo qaadayo…

Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Berri oo Axad ah cod u qaadaya Golaha Wasiirada ee Xukuumadda uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Xamza Cabdi Barre.

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa isugu yeeray xildhibaanadd Golaha Shacabka. Ujeedada kulanka ayaa ah cod u qaadista kalsooni siinta Golaha Wasiirada magacaaban iyo Barnaamijka Xukuumadda cusub.

Wararka ayaa sheegaya in rajo weyn laga qabo in la ansixiyo Xukuumadda cusub, inkastoo ay wajaheyso ololeyaal ka dhan ah oo ay wadaan qaar kamida xildhibanada, beelo gadoodsan iyo madax maamul Goboleed.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,012FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,012FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON