Saturday, July 5, 2025

Guddiga Doorashada Galmudug oo ku dhawaaqay Kuraastii ugu badneyd ee la dooranayo (Akhriso Liiska)

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyey liiska kuraastii ugu badneyd ee mar kaliya lasoo saaro oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad.

Guddiga SEIT ee Galmudug ayaa sheegay inuu bilaabanayo hannaanka Doorashada, sida shacinta liisaska Odayaasha, diiwaan gelinta ergada, musharixiinta iyo qabashada Doorashada.

Liiska 21-ka kursi ayaa ku dhow kala bar xildhibannada Golaha shacabka ee laga soo doorto Galmudug, waxaana arrintan loo arkaa haddii ay suuragasho in noqon doonto tallaabo weyn oo hore loo qaaday.

HOOS KA AKHRISO LIISKA KURAASTA LA SHAACIYEY

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON