Saturday, July 19, 2025

Guddiga Doorashada Galmudug oo soo saaray jadwalka Doorashada xildhibaannada, Guddoonka & Madaxweynaha [Akhriso]

Qoraal kasoo baxay Guddiga Farsamada maamul dhisidda Galmudug ayaa soo saaray jadwalka guud ee doorashada Galmudug oo ay ka mid yihiin xulista Baarlamaanka cusub iyo Doorashada guddoonka Baaralmaanka iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in 25-28ka Novembar la xaqiijinay odayaasha dhaqanka Galmudug, kadibna muddo 10 maalmood ah (29 Nov. ilaa 9 Disembar 2019) lasoo xuli doono xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug. Waxaa kaloo Qoraalka Guddiga lagu sheegay in Guddoonka Baarlamaanka Galmudug la dooran doono 13-16-ka Disembar, halka Madaxweynaha Galmudug la dooran doono 17-23-ka Disambar 2019.

Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo aan weli xal laga gaarin khilaafka u dhaxeeyay Ahlu suna iyo dowladda Federaalka ee ku saabsan soo xulista Baarlamaanka Galmudug.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON