Sunday, July 13, 2025

Guddiga Doorashada K/Galbeed oo shaaciyey Liiska 13 Kursi oo lagu doorayo Magaalada Baraawe

Guddiga Maamulka Doorahsada Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey 13 kursi oo doorashadoodu ka dhaceyso magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose.

Jadwalka Doorashada ee ay soo saareen Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed SEIT Koonfur Galbeed waxay oo ah 13 kursi, waxayna kala yihiin:

HOP#165: Waxaa ku fadhiyey Saalim Caliow Ibrow

HOP#044: Waxaa hore ugu fadhiday Safiyo Xasan Nuur

HOP#161: Waxaa ku fadhiyey: Sayid-Cali Cabdulqaadir Macallin

HOP#152 : Waxaa hore ugu fadhiyey Cabdullaahi Cumar Abshir

HOP# 016: Waxaa ku fadhiday Aamina Sheekh Cismaan

HOP#151: Waxaa hore ugu fadhiyey Cabdullaahi Xuseen Cali (Cabdalla)

HOP#153: Waxaa ku fadhiyey: Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Cali (AUN)

HOP#173:Waxaa hore ugu fadhiyey Cusmaan Xaaji Cali

HOP#150: Waxaa ku fadhiyey: Xasan Cismaan Xuseen (Qoryooley)

HOP#155: Waxaa hore ugu fadhiday Jawaahir Caddaawe Cabdi

HOP#080 : Waxaa ku fadhiyey Maxamed Cumar Dhalxa

HOP#250: Waxaa hore ugu fadhiyey Maxamed Saciid Cabdullaahi

HOP#160: Waxaa ku fadhiyey Nuur Siidow Baaba

Maanta ayaa ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed laga dejiyey magaalada Baraawe, kuwaas oo la sheegay inay sugayaan amniga doorashada ka dhaceysa Baraawe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON