Monday, July 14, 2025

Guddiga Doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la magacaabay [Akhriso]

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulka Puntland oo dhici doonta 8-da Janaayo 2019.

Guddiga Doorashada Madaxda Putland ayaa ka kooban 7 xubnood, waxaa ku jira xubno horey ugu jiray guddigii doorashada guddoonka Baarlamaanka, waxayna kala yihiin:-

1- Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Guddoomiye)
2- Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab
3- Xildhibaan Cabdirisaaq Xasan Ciise
4- Xildhibaan Xaamud Ismaaciil Xirsi (Abshir)
5- Xildhibaan Cawil Xasan Daad
6- Xildhibaan Xuseen Axmed Nuur
7- Xildhibaan Maxamed Faarax Mire

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON