Monday, December 9, 2019
More

    Guddiga Doorashada oo kordhiyey waqtiga diiwaan gelinta Musharixiinta Jubbaland, markii la waayey..

    Guddiga Doorashoyinka iyo xuduudaha maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqaymuddo kordhin loo sameeyay xilliga is-diiwaan gelinta musharixiinta Madaxweynaha maamulkaasi oo maanta ku ekeyd.

    Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in Afar maalmood oo mudo kordhin ah lagu daray xilliga is-diiwaan gellinta musharaxiinta oo hore ay Guddiga u shaaciyeen inay maanta 20-ka July ku egtay, waxayna arrintan ka dambeysay markii la waayey cid is-diiwaan gelisa oo aan ahayn madaxweynaha xilka haya Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe0

    Ad

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA


    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    131,561FansLike
    1,344FollowersFollow
    3,585FollowersFollow
    131,561FansLike
    1,344FollowersFollow
    3,582FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!