Wednesday, July 16, 2025

Guddiga Doorashada Somaliland oo shaaciyey Kuraasta 8 Xildhibaan oo lagu Dooranayo Muqdisho

Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 8 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kuraasta la shaaciyey ee doorashadooda lagu qabanayo Muqdisho waxaa ka mida kuraas ay ku fadhiyaan xildhibaannada kasoo jeeda Somaliland oo intooda badan aan ahayn wasiiro, waxayna doorashu dhaceysaa 2-da Febraayo 2022.

Kuraasta Doorashadooda la shaaciyey ayaa kala ah:

1-HOP#270.

2-HOP#271.

3-HOP#218.

4-HOP#226.

5-HOP#269.

6-HOP#268.

7-HOP#267.

8-HOP#236.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON