Sunday, July 6, 2025

Guddiga Doorshada Galmudug oo wargelin degdeg ah u diray Odayaasha soo xulaya Xildhibaanada Cusub ee Galmudug..

Guddiga Farsamada iyo Maamul Dhisidda Galmudug ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in si degdeg loogu gudbayo soo xulida xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug.

Qoraalka ayaa looga cudurdaartay dib u dhaca ku yimid maamul u sameynta Galmudug, taasoo keenay in la qanciyo Ahlu suna oo heshiis lala gaaray, waxaana odayaasha beelaha Galmudug loogu baaqay inay soo gudbiyaan liisaska xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug si loo dhammeystiro wejiga ugu danbeeya ee dhismaha Baarlamaanka Galmudug.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON