Tuesday, July 1, 2025

Guddiga SEIT ee Hirshabeelle oo War kasoo saaray Doorashadii Labada Kursi ee baaqatay

Guddiga Doorashada SEIT ee Hirshabeelle ayaa war kasoo saaray doorashada laba kursi oo maanta iyo caawa baaqatay magaalada Beledweyne.

Guddiga ayaa sheegay inay doorashda labada kursi u baaqatay duruufo jira awgeed oo aanay faahfaahin, waxayna mar kale shaaciyeen xilliga la qabanayo doorashadasi.

“Gudiga doorashada Hirshabeelle waxaa uu ogaysiinayaa bulshada Soomaaliyeed iyo murashxiinta u taagan kuraasta kala ah HOP#063 & HOP#011 in doorashadii maanta baaqatay duruufo jiro awgeed, Sidaa daraadeed doorashada kuraastaas waxaa dib loogu dhigay Maalinta Bari ah tr: 23/03/2022 saaacada 06:00 subaxnimo”. ayaa lagu yiri Warka kasoo baxay Guddiga SEIT Hirshabelle.

Ergada iyo Musharixiinta ayaa la faray inay diyaar ku noqdaan goobta doorashada Saacadu marka ay tahay 06:00 waqtiga na ilaaliyaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON