Sunday, August 3, 2025

Guddigii Amniga ee Xukuumadda oo kormeer ka bilaabay degmooyinka G/Banaadir [Akhriso]

Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada u xil saaray la socodka iyo kormeerka howlgalladda Amniga ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa xalay bilaabay kormeerkoodii ugu horeeyay.

Guddigan oo ah wasiiro ayaa tegay xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho iyo isgoyska Banaadir oo ay waqti ku qaateen, waxayna maamulka iyo saraakiisha ciidamada degmada Wadajir ka dhageysteen xaaladda amniga degmada iyo baahida jirta.

Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada waxay kala yihiin:

1- Wasiirka Amniga.

2- Wasiirka Gaashaandhigga

3- Wasiirka Ganacsiga

3- Wasiirka Kalluumeysiga

4- Wasiirka Batroolka

5- Wasiiru dowlaha Waxbarashada

6- Wasiiru dowlaha Gaadiidka Duulista Hawada

Image may contain: 6 people, people standing
Image may contain: 3 people, people standing
Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: one or more people
Image may contain: 1 person, standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON