Friday, June 27, 2025

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Shaaciyay in la bedelay Xeerarkii Doorashada (Digniin & Caddeyn)

Guddoomiyha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in xeerarka dhammeystirka Doorashada ee ay soo diyaariyeen Guddiga labada Aqal si sharci darro wax looga bedelay, laguna sameeyay been abuur.

Qoraal kasoo baxay Guddoomiye Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa lagu faahfaahiyey nuquladda rasmiga ahaa ee afarta xeer iyo sida wax looga bedelay marka la geeyay Golaha Shacabka oo hadda ka doodaya, waxaana uu ka digay inay waxba kama jiraan jiraan xeerarka wax laga bedelay inta laga keenayo xeerarkii rasmiga ahaa.

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi wuxuu uga digay guddoonka Golaha shacabka inay ku socdaan xeerarka been abuurka ah, kuna laabtaan xeerarkii rasmiga ahaa, isagoo Guddiga Doorashooyinka uga digay inay wax ku dhisaan xeerarka Golaha shacabka ansixiyey ee baal marsan sharciga.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON