Wednesday, June 25, 2025

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo War kasoo saaray shirka 15-ka Febraayo, si buuxdana u taageeray talada Puntland

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa warr kasoo saaray shirka wadatashiga Doorashada ee uu ku baaqay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Sen. Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhoweeyay soo jeedinta Dowlad Goboleedka Puntland ee ah in shirka lagu baaqay 15-ka Febraayo 2020 lagu qabto magaalada Muqdisho, ayna kasoo qayb galaan dhammaan saamilayda siyaasadda iyo Bulshada rayidka ah.

Guddoomiyuhu wuxuu kaloo ku baaqay in la wada ilaaliyo nabad galyada iyo xasilloonida Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed, isagoo sheegay inuu taageerayo go’aan kasta oo lagu abdbaadiyo dalka xillgan oo uu dhammaaday muddo xileedkii Madaxweynaha, xukuumadda iyo labada aqal ee Baarlamaanka.

HOOS KA AKHRISO

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON