Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga qabashada Doorashada Aqalka Sare ee senatoorada laga soo doorto Galmudug.
Qoraal kasoo baxya guddoomiye Maxamed Nuur Gacal ayaa lagu magacaabay Guddi ka kooban 12 xubnood oo qabanqaabin doona Doorashada 8-da Senator ee laga soo doorto Galmudug.
Madaxweynaha Galmuduga ayaa la filayaa inuu soo liiska musharixiinta u tartamaya 8-da kursi ee Aqalka sare, iyadoo shalay ay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed ka dalbadeen inuu soo gudbiyo Liiska musharixiinta.
HOOS KA AKHRISO

