Thursday, February 27, 2020
More

    Guddoomiyaha G/Banadir oo magacaabay Guddiga ka talo-bixiya Waddooyinka xiran ee Muqdisho [Akhriso]

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay Guddiga diyaarinta iyo kasoo talo-bixinta Qorshaha Wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho.

    Gudigga la magacaabay waxaa guddoomiye u ah guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Mohamed Tuulah, waxaana ka mida Taliyaha ciidamada Booliska G/Banaadir Saadaq Cumar Maxamed, Taliyaha Nabadsugidda G/Banadir. saraakiil iyo xubno ka tirsan maamulka G/Banaadir.

    Ad

    HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    137,392FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,180FollowersFollow
    137,392FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,180FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!