Sunday, July 13, 2025

Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare oo la doortay (Yaa kusoo baxay?)

Waxaa goor dhoweyd soo gabagabowday wareegga labaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xilka Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka sare waxaa si adag ugu tartamay wareegii koowaad musharixiinta kala ah:

1- Cali Shacbaan Ibraahim

2- Iyo C/xakiim Macalin Axmed

Natiijada oo lagu kala bixi waayay darteed ayaa loo baahday wareeg kale, waxaana markan ku guuleystay Musharax Cali Shacbaan Ibraahim ayaa helay 29 cod, Halka musharax C/xakiin Macalin Axmed uu isna ka helay 25 cod.

Doorashad ayaa ahayd mid aad u adag oo labada musharax ay si weyn isugu dhowaayeen codadkooda, loona baahday wareeg lagu kala saaro.

May be an image of 1 person, standing and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON