Monday, June 23, 2025

Guddoomiyihii Baarlamaanka K/Galbeed oo u xuubsiibtay Musharax xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka

Guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta qaatay Shahaadadda musharaxnimo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Cali Saciid Faqi ayaa isagoo safiir culus ah oo Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub, wuxuu noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, waxaana uu hadda u tartamayaa Kursiga HOP187 oo uu hore ugu fadhiyey Shariif Sheekhunaa Maye.

Cali Faqi ayaa ah nin aad ugu dhow madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxayna wararku sheegayaan inuu ka mid yahay musharixiin dooneysa inay qabtaan xilka Guddoonka Baarlamaanka Barlamaanka 11-aad.

Ad

Inta badan wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa noqday xildhibaanno, waxaana kusoo xigay guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulkaasi, iyadoo Doorashada Soomaaliya kadib uu maamulkaasi ay maamulkaasi kusoo hari doonaan xubno aad u yar.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON