Saturday, July 12, 2025

Guddoomiyihii Maxkamadda Degmada Yaaqshiid oo Maxkamad loo soo taagay Musuqmaasuq

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta shaaciyay nuu Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Garsoore ku eedeysan Musuqmaasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne.

Mas’uulkan xil kasoo qabtay Maxkamadaha Gobolka Banaadir ayaa soo noqday guddoomiyaha Maxkamada degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, waxaana lagu soo oogay dacwad ah inuu magaca garsoorka musuq ku galay.

Waa Guddoomiyihii maxkamadeedkii ugu horeeyay ee heer degmo ah oo lagu soo oogo dacwad ku saabsan kiisa Musuqmaasuq.

Dowlada Soomaaliya ayaa mudooyinkan wada olole lagula dagalaamayo Musuqaheyadaha Dowladda, iyadoo ilaa hadda loo xiray masuuliyiin dhowr ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON