Sunday, July 13, 2025

Hay’ad Itoobiyaan ah oo ka digtay in Soomaaliya loo doorto kasoo jeeda Madaxweyne Daarood

Hay’ad Cilmi baaris ah oo ay soo saartay Hay’ad Itoobiyaan ah ayaa sheegtay in Musharax aan ka soo jeedin Beelaha Hawiye aanay qaban karin xilliga madaxweynaha Soomaaliya.

Warbixintan oo si qoto dheer uga hadashay xaalada Soomaaliya, arrimaha Doorashada iyo loolanka beelaha Soomaaliya ee awoodda dalkooda, waxayna Hay’addan oo lagu magacaabo CDRC (Centre for Dailogue, Research and Cooperation) ayaa ka kooban 15 bog.

Warbixinta ayaa ka digay in beesha Majeerteen loo doorto madaxweyne, taasoo ay sheegtay inay keeni doono Alshabaab oo xoogeysata, laguna shaqeyn waayo caasimadda.

QEYB KA MIDA QORAALKA HOOS KA AKHRISO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON