Guddiga Doorasada Hirshabeelle ayaa shaaciyaa Liiska kuraasta 13 Kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo lagu dooranayo magaalada Beledweyne.
Waa Doorashadii ugu horeysay ee ka dhaceysa magaalada Beledweyne ah magaalada labaad ee degaan doorashada Dawlad Gobaleedka Hirshabelle, waxaana kuraasta la shaaciyey ka mida kursi uu raadinayo Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji ee HOP086.
Liiska Kuraasta oo markii hore kursi khalad agh kusoo baxay ayaa dib loo saxay, waxaana kuraasta la shaaciyey laga reebay kuraasta Beesha uu kasoo jeedo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed oo xaalad adag ka taagan tahay, iyadoo lasoo hormariyey beelaha kale ee Gobolka Hiiraan dega.
Liiska kuraasta waxay kala yihiin:
