Monday, July 7, 2025

Hogaamiyeyaasha Somalia, Itoobiya iyo Eritrea oo shirkoodii labaad ku yeelanaya Bahr Dar, Itoobiya

Hogaamiyeyaasha dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritrea ayaa shirkoodii labaad ku yeelanaya dalka Itoobiya, sida ay shaacisay madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa Berri u dhoofaya dalka Itoobiya, wuxuuna shirka saddex geesoodka ah ka dhacayaa Berri agaalada Bahr Dar ee is-maamulka Amxaarada Itoobiya.

Shirkan ayaa noqonaya kii labaad ee saddexda hoggaamiye ay yeeshaan, iyadoo Bishii September ay magaalada Asmara ku kala saxiixdeen heshiis saddex geesood ah, kaasoo xoogga lagu saaray iskaashiga dhaqaalaha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON