Monday, June 23, 2025

Hoggaamiyaha Tigray oo ku gacan seyray waqtigii uu u qabtay Abiy Ahmed, kuna dhawaaqay inay diyaar…

Hoggaamiyaha Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya Debretsion Gebremichael ayaa meesha ku gacan seyray digniin kasoo yeertay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo muddo 72 saacadood ah loogu qabtay inay madaxda Tigray isu dhiibaan ciidamada Itoobiya.

Debretsion Gebremichael ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters in hanjabaadda kasoo yeertay dowladda Itoobiya ay thay mid lagu daboolayo jabka ciidamada dowlada Itoobiya kasoo gaaray saddexda aag ee dagaalku ka socdo, dibna loogu habeynayo ciidamada jabay ee niyad jabsan sida u yiri.

“Waxaan nahay mabda’ ku dagaalamaya oo diyaar u ah inay dhintaan iyagoo difaacaya xuquuqdooda inay maamulkaaso degaankooda” ayuu yiri hoggaamiyaha TPLF Debretsion.

Ad

Dowladda Itoobiya ayaa u eedeysay TPLF inay burburisay garoonka diyaaradaha magaalada Axum ee taariikhiga ah, waxaana lasoo bandhigay muqaallada dhabbaha diyaaradaha oo dhaawacyo waaweyn la gaarsiiyey, lana burbriyey. laakiin waxaa arrrintaasi beenisay TPLF.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON