Saturday, July 5, 2025

Howlgal Ciidamada Xoogga Dalka qaadeen oo lagu soo qabtay miinooyinkii ugu badnaa [Sawirro]

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa weerar ku qaadeen saldhig Al-shabaab ku lahaayeen degaanka Kobo ee Gobalka Jubbada Hoose ku burburiyey xaruntaasi.

Weerarka ayaa la sheegay inuu ahaa mid qorsheysan iyadoo taliyaha ciidamada Xoogga dalka ee qeybta 43aad eGeneral Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) uu sheegay in ciidamada ay u dhow yihiin degmada Jamaame.

Ciidamada xooga dalka ayaa howlgalkan ku soo saaray miinooyin ku dhow 20 oo la soo bandhigay, waxayna ciidamdu sheegeen inay shalay gaareen degaanada Araare, Kobon iyo Muuse Xaaji


NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON