Sunday, July 13, 2025

Ilaaladii Madaxtooyada Somaliya oo ku biiray dagaalka Alshabaab iyo ciidamo tiro badan..

Ciidamada Madaxtooyada Soomaaliya ee ilaalada madaxweynaha ayaa ku biiraya dagaalka Ashabaab, waxayna cutubyo ka mida u jiheysteen aagagga dagaalka eee Gobolka Galgaduud.

Qeylo ka mia ciidamadan ayaa tegaya degaanka Cos-weyne oo dagaal culus ku dhex maray ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Alshabaab, waxaana hoggaaminaya saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya.

Dhinac kale ciidamo kale ayaa ka baxay magaalada Dhuusmareeb oo uu ku sugan yahay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxayna kusii jeedaan aagga Gal-hareeri.

Ciidamada ugu badan ee dowladda ayaa hadda ku jira Gobolka Galgaduud, waxaana la filayaa in dagaallada ugu adag ay dhacaan isbuucan oo ciidamada dowladda ku wajahan yihiin Galhareeri.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON