Monday, June 5, 2023

Is-miidaamiye Nool, Hub iyo Meydadkii Alshabaab oo lagu soo bandhigay Baxdo (Sawirro)

Waxaa magaalada Baxdo ee Gobolka Galgaduud lagu soo bandhigay Hubkii laga qabsaday Alshabaab, Maxaabiis uu ku jiro is-miidaamiye uu Gaarigii u qarxi waayey iyo meydad ay ku jiraan ajaaniib, kadib dagaalkii shalay ka dhacey.

Sarakiisha Galmudug oo uu ku jiro taliye ku-xigeenka Ciidamada Madaxtooyada Galmudug ayaa sheegay in meydadka Alshabaab ee lasoo uruuriyey ay gaareen 70-dagaalame oo ay kujiraan tobaneeyo ajaanib ah.

Sidoo kale waxaa lasoo bandhigay nin is-miidaamiye ahaa oo Gaarigii uu waday uu qarxi waayey, kaasoo shalay lagu qabtay dagaalkii Baxdo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,967FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,967FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!