Sunday, June 22, 2025

Jubbaland oo cambaareysay mas’uuliyadda darrada uu ku kacay Farmaajo (War-saxaafadeed)

Maamulka Jubbaland ayaa taageeray, kuna bogaadiyey Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ee uu ka qaatay kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu cambaareeyay mas’uuliyadda darrada uu ku kacay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ee uu ku xagal daacinayo go’aanadda iyo mas’uuliyaddaha Ra’iisal wasaaraha.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON