Thursday, April 18, 2024

Jubbaland oo War-cad kasoo saartay Go’aanka Xukuumadda Somalia ka qaadatay Doorashadii Axmed Madoobe &..

Maamulka Jubbaland ayaa War Cad kasoo saatay Go’aankii Golaha wasiirada Dowladda Federaalka oo ku saabsanaa inaysan aqoonsaneyn Doorashadii Jubbaland iyo xayiraadda duulimaadyada magaalada Kismaayo ee diyaaradaha taga magaalada Kismaayo lagu amray inay sii maraan Garoonka Magaalada Muqdisho.

Qoraalka kasoo baxay Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu caddeeyay in dhammaan ay tallaabooyinkii ay qaaday Dowaldda Somalia ay yihiin sharci darro, isla markaana aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin Dowlad Goblleedka Jubbaland, waxaana loogu baaqay labada aqal ee Baarlamaanka inay arrintaas ka hortagaan.

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON