Sunday, July 13, 2025

Koonfur Galbeed oo shaacisay Doorashada Xildhibaanno uu kursi ka mida u sharxan yahay Shariif Xasan

Guddiga hirgelinta doorashada Koofur Galbeed ayaa shaaciyay lix 6 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baydhabo, kuwaasoo la qabanayo maalmaha soo socda.

Kuraasta la shaaciyey waxaa ka mida kursia HOP261 oo kuu kufadhiyo wiilka u dhalay Musharax Madaxweyne Shariif Xassan Sheekh Aadan, kaasoo la sheegay inuu u sharxan yahay Shariif Xassanoo hore ugu wareejiyay kursiga wiilkiisa.

Liiska Kuraasta doorashadooda la shaaciyay ee ka mida kuwii ugu danbeeyay ee ka dhacaya Magaalada Baydhaba ayaa kala ah: HOP261, HOP167, Hop168, HOP077, HOP099 iyo HOP186.

Maamulka Koofur Galbeed ayaa kuraasta laga soo doorto si xoog leh u maamulaya, iyagoo ka xiray siyaasiyiintii hore, isla markaana xildhibaanno kusoo saaray shaqsiyaad uu maamulku wato.

SEIT Southwest State

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON