Sunday, July 13, 2025

Koox hubeysan oo Nabaddoon Caan ahaa oo ku dishay Magaalada Muqdisho

Koox hubeysan ayaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ku dishay nabadoon caan ah oo kasoo jeeda Gobolka Hiiraan.

Dilka Allaha u naxariistee Caaqil Muumin Cabdi Fiidoow (Mu’min Giriig) lagu dilay degmada Hodon ee Gobolka Banaadir, waxaana baxsaday dableydii dilkiisa geystay.

Nabadoonka ayaa ka mid ahaa dadka sida weyn uga hadlaya xaaladda dalka, isla markaana si weyn uga horjeeda Alshabaab, oo hadda loo aaneynayo inay dilkiisa ka danbeysay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON