Thursday, July 10, 2025

Korneyl ka tirsanaa ciidamada Milateriga oo u dhintay Qarax lala beegsaday iyo Alshabaab…

Waxaa la xaqiijiyey inuu dhaawacii soo gaaray u dhintay, kadib Qarax miino oo Alshabaab maanta la beegsadeen Korneyl ka tiran ciidamada Xoogg dalka.

Qaraxa ayaa ka dhacay agagaaraka Aargada degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, waxaana lagu qarxiyey gaari uu la socday Korneyl Salaad ISaaq Axmed oo ka mida ciidamada xoogga Dalka, waxaa sidoo kale dhintay Cabdi Cai Axmed oo ay qaraabo ahaayeen.

Sarkaalka oo caan ka ahaa Gobolka Sh/Dhexe, kana qeyb qaatay dagaalladii Alshabaab ayaa waxaa Qaraxa lagu dilay sheegatay Alshabaab oo war soo saartay sidoo kale ku sheegtay inay toogasho ku dishay Xasan Abuuje ooka mid ahaa Saraakiisha NISA ee ka howlgala xabsiga Godka Jilacow.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON