Sunday, July 13, 2025

Kulankii Baarlamaanka oo u baaqday Kooram la’aan & Xildhibaannada oo fasax galay..

Kullankii xildhibaananda Baarlamaanka ee maanta lagu waday inuu furmo ayaa baaqday kadib markii uu buuxsami waayey tirada looga baahnaa kooramnkii uu ku furmi lahaa.

Kulanak oo lagu waday in Xildhibaanadda la horkeeno wax ka bedelka sharciga Iibka Qaranka oo mari lahaa akhrinta 1-aad ayaa kooram la’aan u furmi waayey, waxaa guddoonka Golaha Shacab ee Baarlamaanka Soomaaliya uu ku dhawaaqay in kullankii uu baaqaday.

Dhinaca kale Guddoonka Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xildhibaanada ku wargeliyay in la fasaxay, iyadoo la gelayo 10-ka dambe ee Bisha Ramadaan, waxaana fadhiyada Golahu ay dib u furmi doonaan maalmaha ciidul fitriga kadib, iyadoo aan waqti loo qaban.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON