Thursday, June 26, 2025

Kuraastii ka hartay xubnaha Aqalka sare ee Somaliland oo degdeg loo dooranayo

Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka dhacaya doorashada labada xubnood ee ka haray xildhibaanada Aqalka sare ee kasoo jeeda gobollada Waqooyi.

Labadan kursi oo muran weyn ka taagnaa ayaa la sheegay in la xaliyya oo laga gaasiinayo inay ka qeyb galaan doorashada madaxweynaha ee beri ka dhaceysa magaalada Muqdisho, waxaana loo qoondeeyay beelaha Sool iyo Sanaag.

Guddiga doorashada dadban ee gobollada waqooyi ayaa shaaciyay in maanta la dhameystiri doono doorashada xubnaha Aqalka sare ee ugu dambeeyay, waxaana la doorayaa labadii xubnood ee ugu danbeeyay.

Waxaa rajo laga qabaa in labada aqal ee Baarlamaanka oo dhameystiran ay doortaan Madaxweynaha Soomaaliya.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON