Kursiga ugu adag Aqalka sare ee maamulka Somaliland ayaa goor dhoweyd lagu kala baxay kadib doorasho ka dhacay magaalada Muqdisho.
Kursiga waxaa ku loolamayay musharixiinta kala ah: Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Maxamuud Jirde Hussein, waxaana ugu danbeyn kursig ku guuleystay xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
Cabdi Xaashi ayaaa helay codad dhan 29, taasoo muujineysa in kursiga uu ahaa mid si weyn loogu loolamay.
Maxamuud Jirde Hussein oo ah siyaasi isla markaana uu dhalay mid ka mida maalqabeenada Soomaalida Jirde Xuseen ayaa looga adkaaday kursigan.
Goobjooge.com